Hakinta Mareykanka ku sameeyey deeqda dibedda

Your browser doesn’t support HTML5

Ururrada gargaarka caalamiga ah iyo hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa ka digaya in go’aankan madaxweyne Trump ku hakiyay gargaarkii caalamiga ah uu halis gelin doono nolosha dad badan oo dunida ku nool.