Ciidamada Israel oo weli ku sugan Suuriya
Your browser doesn’t support HTML5
Ciidamada Israa’iil waxay muddo bil ka badan ku sugan yihiin gudaha Suuriya, waxaana dadka deegaanka ay hadda ka cabsi qabaan in ciidamada Israa'iil ay sii joogaan.
Your browser doesn’t support HTML5