Xoolo dhaqde isu rogay beeraley
Your browser doesn’t support HTML5
Mid ka mid ahaa dadka xoolo dhaqatada Waqooyi Bari Kenya oo lagu magacaabo Cali Cabaas Macalin, ayaa markii u xoolihii ku waayay abaaraha, wuxuu go'aansaday inuu u wareego dhinaca beeraha, isagoo haatan beertiisa ku beeraa timirta, oo ah dalagga u adkaysan kara dhulka oomanaha ah.