Beerashada gallayda ee Qaaradda Afrika
Your browser doesn’t support HTML5
Isbeddelka cimilada ayaa ku riixaya beeralayda Afrikaanka ah inay beeraan dalagga ugu muhiimsan qaaradda oo ah galleyda. Laakiin dadka u dhaqdhaqaaqa cunnada ee Koonfur Afrika ayaa sheegaya in ku soo laabashada dadka ee cunto dhaqameedka ay caawin karto.