Nin gubay Qur’aanka oo lagu dilay Sweden

Your browser doesn’t support HTML5

Nin Ciraaqi ah oo dhowr jeer gudaha dalka Sweden ku gubay Kitaabka Qur’aankaKariimka ayaa geeriyooday, sida uu sheegay garsoore ku sugan magaalada Stockholm Khamiista maanta ah. Warbaahinta dalka Sweden ayaa warisay in ninka lagu dilay toogasho ka dhacday magaalo u dhow magaalada caasimadda ah.