Finland oo dooneysa inay tarxiisho Soomaali

Your browser doesn’t support HTML5

Finland ayaa la sheegay inay dowladda Soomaaliya ku cadaadinayso inay aqbasho sidii ay u qaabili lahayd muhaajirin Soomaali ah oo Finland doonayso inay dib ugu celiso Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha gudaha Finland ayaa toddobaadkii hore booqatay Soomaaliya, iyadoo la kulantay Ra’iisul Wasaare Xamza.