Israel iyo Xamas oo is-dhaafsaday maxaabiis

Your browser doesn’t support HTML5

Isra’iil iyo Xamaas ayaa Khamiista maanta ah billaabay wareeggoodii saddexaad ee is-weydaarsiga la haystayaasha, taasoo qeyb ka ah heshiiska xabbad-joojinta ee hakiyay dagaalka ka socda Marinka Gaza.