Qorshaha Mareykanka ee Kanalka Panama
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu Marinka Panama, oo ah marin muhiim u ah maraakiibta caalamiga ah, uu dib ugu soo celin doono gacanta Mareykanka, iyadoo laga cabsi qabo inay sii kordheyso xadgudubka Shiinaha.