Jabuuti oo sheegtay in ay weerar drone ku qaaday koox argagixiso

Jabuuti Djibouti

Jabuuti Djibouti

Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay in weerar ay diyaarado drones ah u adeegsatay oo ay militarigeedu fuliyeen habeenkii Khamiista ee la soo dhaafay ay ku dishay 8 xubnood oo ka tirsan kooxaha argagixisada ah ee deganaa deegaan ku yaalla xuduudda Jabuuti ay la wadaagto Itoobiya.

Weerarkan, ayay dawladdu sheegtay inay ku dhinteen dad rayid ah oo aagaas ku dhowaa, iyadoo aanay tiradooda shaacin.

Warbixintan waxaa Jabuuti ka soo diray weriyeheenna Ramadaan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo sheegtay in ay weerar drone ku qaaday koox argagixiso