Saameynta dib u habeynta USAID ee Somalia

Your browser doesn’t support HTML5

Dib u habeynta hay’adda USAID ayaa dalalka ay saameyn doonto waxaa ka mid ah Soomaaliya oo hay’adda USAID ay siiso taageero dhaqaaale oo gaaraya malaayiin dollar, kuwaasi oo ay hay’addu ku kabto qaar ka tirsan hay’addaha dowladda Soomaaliya, iyo NGO madax banana.