Trump oo soo jeediyey la-wareegista Gaza
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu doonayo in Mareykanku uu la wareego maamulka Gaza, isagoo sii tixraacaya hadalladiisii hore ee ku saabsanaa in dadka reer Gaza lagu khasbo inay u guuraan dalalka deriska ah ee Urdun iyo Masar.