Dagaalka ciidamada Puntland iyo Daacish
Your browser doesn’t support HTML5
Dagaal culus oo ay ku dhinteen 57 ka tirsan kooxda Daacish iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Puntland ayaa shalay ilaa maanta ka dhacay buuraha Caalmiskaad. Dhinaca kale, gobolka Gedo waxaa ka dhacay dagaallo u dhexeeya ciidamada dowladda dhexe iyo ciidamo taageersan maamulka Jubbaland.