Fal-celinta qorshaha Trump ee Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxda iyo dalalka caalamka ayaa badankood ka horyimid soo-jeedinta madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ah in Mareykanku uu la wareego Gaza, dadka halkaas ku noolna ay guuraan dalalka deriska ah ee Urdun iyo Masar.