Sweden: Toogasho lagu dilay 10 qof
Your browser doesn’t support HTML5
Booliska dalka Sweden ayaa Arbacadii maanta ah sheegay in diiradda baaritaanka la saarayo sidii loo ogaan lahaa sababta ka dambeysay toogasho ka dhacday iskuul, taasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 11 qof – oo uu ku jiro qofkii weerarka geystay.