Xiisad ka taagan magaalada Ceerigaabo
Your browser doesn’t support HTML5
Magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, waxaa ka taagan xiisad u dhexeysa beelaha wada dega magaaladaasi. Maamulka magaalada ayaa Isniintii soo rogay amar ah in magaalada gudaheeda aan lagu arki karin cid hub ku sidata.