Trump oo ku adkeystay qorshihiisa Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ku celiyay ballan-qaadkiisii ahaa in uu la wareegayo gacan-ku-haynta Gaza, iyadoo uu sii kordhayo cadaadiska Israa’iil iyo Xamaas ay ku doonayaan inay xabad-joojinta jilicsan hore usii wadaan oo heer kale u gudbiyaan.