Trump iyo Zelensky oo heshiis raadinaya

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynayaasha Ukraine iyo Mareykanka ayaa isku dayaya inay gaaraan heshiis. Arrintan ayaa imanaysa iyadoo hoggaamiyeyaasha caalamka ay toddobaadkan ku kulmayaan magaalada Munich ee dalka Jarmalka si ay uga wadahadlaan arrimo ay ka mid yihiin amniga mustaqbalka ee Kyiv.