Hoos u dhac ku yimid qiimaha maciishada Beleweyne

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Beledweyne ee bartamaha Soomaaliya ayaa hoos u dhacay qiimaha maciishada, kaddib markii lagu guuleystay in la qaado isbaarooyinkii faraha badnaa ee magaaladaasi yaallay.