Eagles oo ku guuleysatay Super Bowl.
Your browser doesn’t support HTML5
Kooxda Philadelphia Eagles ayaa sanadkan ku guuleysatay koobka Super Bowl, iyadoo si weyn uga guuleysatay kooxda Kansas City, oo heysata horyaalka ciyaartan kubada cagta Mareykanka, waxaana guushu ku raacday 40-22.