Itoobiya oo ku jirta wada-hadallo deyn
Your browser doesn’t support HTML5
Itoobiya waxay ku jirtaa "marxaladdii ugu dambeysay" ee wadaxaajoodka ay la yeelanayso deyn-bixiyayaasha qorshe socda oo dib loogu habeynayo deymaha, sida uu sheegay Axaddii wasiirka maaliyadda, Axmed Shide.