Loolanka loogu jiro hogaanka Midowga Afrika

Your browser doesn’t support HTML5

Midowga Afrika ayaa dhammaadka asbuucan dooran doona guddoomiye cusub, iyadoo saddex murashax ay ku tartamayaan inay matalaan qaaradda ay ku nool yihiin ilaa 1.5 bilyan oo qof, xilli ay sii kordhayaan colaadaha ka aloosan qeybo ka mid ah qaaradda Afrika.