Trump oo Urdun ku cadaadiyey qorshaha Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sii xoojinaya cadaadiska uu saarayo Boqorka Urdun si uu uga taageero qorshihiisa ah in Mareykanku la wareego marinka Gaza, isla markaana Falastiiniyiinta halkaas ku nool lagu dejiyo si rasmi ah Urdun iyo Masar.