Uganda: Kizza Besigye oo cuntada ka soomay

Your browser doesn’t support HTML5

Kizza Besigye, oo ah musharraxii hore ee madaxweynenimada Uganda, ayaa cuntada ka soomay, sida uu qareenkiisu u sheegay wakaaladda wararka ee AFP maanta oo Arbaco ah, kaddib muddo bilo ah oo ka soo wareegtay markii laga soo xiray Kenya.