Diidmada Dimoqraadiga ee qorshaha Trump

Your browser doesn’t support HTML5

Mudanayaasha Xisbiga Dimoquraadiga ayaa sii wada dhaleeceynta waxa ay ugu yeeraan dadaalka "aadka u xun" ee maamulka Trump ee dib-u-habaynta dowladda Mareykanka, iyagoo wacad ku maray inay ka soo horjeedaan isbeddelladaas.