Wareysiga Kamaal Xaashi Maxamuud

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaan Kamaal Xaashi Maxamuud oo ka tirsan baarlamanka Itoobiya ayaa ku sugan Washington, isaga oo wada dadaallo shaqo abuur loogu sameynayo dhallinyarada Soomaalida ee Dowlad Deegaanka. Wuxuu u warramay Caasha Ibraahim Aadan.