Dad maanta baabuur lagu jiirsiiyey Munich
Your browser doesn’t support HTML5
Ugu yaraan 20 qof ayaa dhaawacmay kadib markii gaari uu jiiray dad isugu soo baxay magaalada Munich Khamiistii maanta, sida ay boolisku sheegeen, xilli magaalada koonfureed ee Jarmalka ay isu diyaarineyso shir ammaan oo heer sare ah.