Casharada laga baran karo UKAID
Your browser doesn’t support HTML5
Tallaabada uu maamulka Trump ku hakiyey howlihii hay’adda USAID, waxaa mi la mid ah horey u qaaday Britain, si ay dib u habeyn ugu sameyso gargaarkeeda dibadda, taasi oo casharro u noqon kara Washington.