Reer Wajeer oo caddaalad sugaya 40 sano
Your browser doesn’t support HTML5
Afartan sano ka dib, dad ku sugan degmada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari ayaa weli dowladda Kenya ka sugaya cadaalad iyo magdhow la xiriira xasuuq ka dhacay gobolkaasi, kaasoo lagu eedeeyay inay geysteen ciidamada Kenya.