Hindiya oo kordhisay maraakiibteeda dagaal

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Hindiya ayaa dhawaan saddex markab oo dagaal oo cusub ku soo biiriyay ciidamadiisa badda, xilli ay sare u qaadayso dadaallada ay kaga hortagayso raadadka sii kordhaya ee Shiinaha ee dalalka ku yaalla Badweynta Hindiya.