Saameynta khilaafka DF iyo Puntland
Your browser doesn’t support HTML5
Khilaafka muddaba soo jiitamayey ee u dhexeeya maamulka Puntland iyo Dowladda Federaalka ayaa saameeyey dhammaanba howlihii shaqo ee u dhexeeyey dowladda dhexe iyo maamulkaasi, gaar ahaan waqtigan uu ka socdo dagaalka buuraleyda gobolka Bari ee Cal Miskaad. Sahra Cabdi Ahmed ayaa faah-faahineysa