Xiisadda mucaaradka iyo DF Soomaaliya
Your browser doesn’t support HTML5
Xiisad siyaasadeed oo u dhaxeysa dowladda dhexe ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo mucaaradka ayaa sii xoogeysaneysa, iyadoo xisbiyada mucaaradku ay ku hanjabeen in haddii xal la heli waayo ay dhinacooda soo diyaarin doonaan hannaan doorasho oo ka gaar ah kan ay waddo dowladda.