Tirada dadka laga masaafuriyey Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxa arrimaha socdaalka iyo xuduudaha u qaabilsan madaxweyne Donald Trump ayaa Axaddii sheegay in "uusan ku faraxsaneyn" tirada muhaajiriinta aan sharciga lahayn ee ay xireen hay’adaha socdaalka ee loo tarxiilay dalalkooda.