Yurub oo ka shireysa go’aanka Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa martigelinaya koox ka mid ah hoggaamiyeyaasha Yurub wadahadallo diiradda lagu saarayo xaaladda Ukraine, iyadoo uu isbeddel ku yimid habka Mareykanka ee colaadda iyo soo jeedinta Mareykanka ee ah in Yurub aysan door ku yeelan doonin wadahadallada.