Cabsida shaqaalaha beeraha ee California
Your browser doesn’t support HTML5
Waxaa bartamaha gobolka California lagu jiraa xilliga goosashada dalagga beeraha sida liin dhanaanta iyo dalagyada kale. Hase ahaatee, qaar ka mid ah shaqaalaha beeraleyda ah oo aan sharci haysan ayaa shaqada ka maqnaaday iyagoo ka cabsi qaba in la qabto oo la tarxiilo.