Kizza Besigye oo la dhigay isbitaal
Your browser doesn’t support HTML5
Kizza Besigye, oo ka tirsan mucaaradka Uganda, ayaa muddo kooban la dhigay cisbitaal ka dib markii xaaladdiisa caafimaad ay ka sii dartay cuntada ka soomay darteed, laakiin isla maanta ayaa dib loogu celiyay xabsiga, sida uu qareenkiisu u sheegay AFP.