Soomaaliya oo talaaleysa 2.5 milyan caruur

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya ayaa billowday olole afar maalmood soconaya oo tallaalka cudurka dabeysha ah, kaasoo lagu beegsanayo 2.5 milyan oo carruur ah oo shan jir ka yar, kuwaas oo ku nool gobollada Koonfurta-Dhexe ee Soomaaliya.