Puntland oo qabqabtay dad Itoobiyaan ah

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland ayaa weli Boosaaso ku qabqabaneysa muhaajiriinta Itoobiyaanka ah ee u socda tahriibka Carabta. Bishii hore, in ka badan 600 oo muhaajiriin ah ayaa dib loogu celiyey dalkoodii. Maxay ka dhigan tahay tallaabadani, mase joojin doontaa tahriibka?