Wadahadallada Maraykanka iyo Ruushka
Your browser doesn’t support HTML5
Diblomaasiyiinta sare ee Maraykanka iyo Ruushka ayaa maanta shir ku leh Sacuudiga, iyagoo ka wada hadlaya xiriirka labada dal iyo suurtagalnimada in la soo afjaro dagaalka Ukraine.