Israel oo ka baxaysa Koonfurta Lubnaan
Your browser doesn’t support HTML5
Ciidamada Israel ayaa maanta ka baxaya tuulooyin ku yaalla koonfurta Lubnaan, balse waxay weli ku harayaan deegaano kale – xilli heshiiskii xabbad-joojinta uu dhigayay in ay gebi ahaanba baxaan.