Soo-galootiga Chicago oo aad u walaacsan
Your browser doesn’t support HTML5
Iyadoo howlgallada lagu raafayo soo-galootiga sharci-darrada ah ay socdaan, urur bulshada ka shaqeeya oo ka hawlgala Chicago ayaa caawinaya dad badan oo ka cabsi qaba in la xiro ama guryahooda laga saaro. Sidee bay arrintani u saameynaysaa dadka aan sharciga lahayn?