Xal u raadinta kirada guryaha Minnesota

Your browser doesn’t support HTML5

Maraykanka, dadka badan ayaa ka cabanaya sicirka kirada guryaha oo aad u sare u kacay. Cabdi Warsame, agaasimaha Guryeynta Dadweynaha ee Minnesota, ayaa dadaal ugu jira sidii wax looga qaban lahaa dhibaatadan.