Xeerka muranka dhaliyey ee Oklahoma

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaannada Oklahoma ayaa eegaya qorshe lagu ururinayo xogta socdaalka ee ardayda iyo waalidiinta dugsiyada dadweynaha. Qaar ka mid ah maamulka dugsiyada ayaa horay uga horyimid xeerkan.