Ankara —
Kurdiyiinta Turkiga ayaa rajeynaya in hoggaamiyahooda xabsiga ku jira uu dhowaan ku dhawaaqo xabbad-joojin, taasi oo soo afjaraysa dagaal muddo tobannaan sano ah u dhexeeyay fallaagada Kurdiyiinta iyo dowladda Turkiga.
Laakiin Madaxweynaha Turkiga ayaan caddaynin shuruudaha uu isagu diyaarka u yahay in uu aqbalo.
Dorian Jones ayaa warbixintan ka soo diray Istanbul. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.
Your browser doesn’t support HTML5
PKK oo la filayo in ay xabad-joojin ku dhowaaqdo