Imaaraadka oo diiday qorshaha Gaza
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Sheikh Mohammed bin Zayed ayaa u sheegay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Marco Rubio, in Imaaraadku uu diiddan yahay "isku day kasta oo lagu doonayo in dadka Falastiiniyiinta looga barakiciyo dhulkooda," iyadoo Rubio uu Arbacadii booqday Abu Dhabi.