RSF oo dowlad uga dhowaaqeysa Kenya
Your browser doesn’t support HTML5
Ciidamada RSF ee Suudaan ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay dalka Kenya uga dhawaaqaan dowlad gooni-u-goosad ah oo la sheegay inay ka talin doonto dhulka ay ka haystaan Suudaan. Dowladda Khartoum ayaa si weyn u cambaareysay Kenya, iyada oo ku eedeysay inay martigelinayso hoggaanka ciidamada RSF.