Kurdiyiinta oo xabad-joojin ku dhowaaqaya

Your browser doesn’t support HTML5

Kurdiyiinta Turkiga ayaa rajeynaya in hoggaamiyahooda xabsiga ku jira uu dhowaan ku dhawaaqo xabbad-joojin soo afjari doonta dagaal tobanaan sano ah oo u dhexeeyay fallaagada Kurdiyiinta iyo dowladda Turkiga.