Doon lagu afduubtay xeebaha Somalia

Your browser doesn’t support HTML5

Koox la tuhunsan yahay in ay yihiin burcad badeed Soomaali ah ayaa afduubtay doon laga leeyahay Yemen, meel u dhow xeebaha Yemen. Waa afduubkii labaad ee dhaca wax ka yar laba toddobaad gudahood.