Kenya: 82 qof oo la waayay tan iyo June
Your browser doesn’t support HTML5
Dalka Kenya, tan iyo bishii Juun ee sanadkii 2024, markii ay dalkaas ka dhaceen dibadbaxyo isdaba-joog ahaa, waxaa la tuhunsan yahay in ilaa 82 qof la waayay, sida uu diiwaangeliyay Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Kenya.