Carruurta Darfur oo la shaqeysiiyo

Your browser doesn’t support HTML5

Carruurta gobolka Darfur ee dalka Suudaan ee ka cararay colaadaha halkaas ka jira ayaa, sida ay sheegtay hay’adda UNICEF, noqday kuwo lagu shaqeysto.