Panama: 300 muhaajiriin oo la xannibay

Your browser doesn’t support HTML5

Panama ayaa hoteello ku heyso ku dhawaad 300 oo qof oo laga soo tarxiilay Mareykanka, kuwaas oo aan loo oggolayn inay ka baxaan ilaa inta ay sugayaan mas’uuliyiinta caalamiga ah si ay u abaabulaan dib ugu noqoshada dalalkooda.